Featured posts

Waaxda Isgaarsiinta iyo Xiriirka Dadweynaha ee Maxkamadda Sarre ayaa qabatay aqoon-isweydaarsi hal maalin ah

CNN SOMALI NEWS: Waaxda Isgaarsiinta iyo Xiriirka Dadweynaha ee Maxkamadda Sarre ayaa qabatay aqoon-isweydaarsi hal maalin ah oo ku saabsan Isgaarsiinta Waxtarka leh iyo Hogaaminta Shaqada Gudaha Dalka. Tababarkan waxaa bixinayay khubaro Aqaoon yahano ah oo ku xeel dheer ahmiyadda ay u leedahay aqoon is waydaarsiga kuwaa oo kala ah Abdi Nuur Maxammed iyo Abdiaziz…

Read More

Abdifitah AL Siisii oo ku dhowaaqay arin culus oo la xiriirta Soomaaliya Dhabar jabna ku ah Ethiopia

Madaxweynaha Masar Cabdifataax Al-Sisi ayaa sheegay in Masar ay mar walba taageere u ahaan doonto Soomaaliya, isagoo xaqiijiyay inay si wadajir ah uga shaqeyn doonaan sidii loo gaari lahaa guulo dheeraad ah. Sisi ayaa ku dhowaaqay in amniga iyo xasilloonida Soomaaliya ay qayb muhiim ah ka yihiin amniga qaranka Masar. Shir jaraa’id oo ay si…

Read More

Kenya oo ku dhowaaqday go’aan bahdil ku ah Soomaaliya

CNN SOMALI NEWS: Golaha Wasiirrada Kenya ayaa ku dhawaaqay tallaabooyin cusub oo lagu fududeynayo safarka muwaadiniinta Afrika, iyadoo inta badan dalalka qaaradda laga dhaafayo shuruudda Oggolaanshaha Safarka ee Elektaroonigga ah (eTA). Sida ku cad siyaasadda dib-u-eegista lagu sameeyay, booqdayaasha ka imaanaya dalalka Afrika waxaa loo oggolaan doonaa inay Kenya joogaan muddo gaareysa laba bilood. Sidoo…

Read More

Mareykanka oo joojiyey socdaalka qaxootiga ee dalkiisa waa maxay sababta

CNN SOMALI NEWS: Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa joojisay socdaalka qaxootiga ee dalka Mareykanka, waxayna hakisay dhammaan howlihii socday ee qaxootiga, sida ku cad warqad ay heshay warbaahinta Mareykanka. “Dhammaan safarradii horey loo qorsheeyay ee qaxootiga ee Mareykanka waa la baajiyay, mana jiri doono ballan cusub oo socdaal,” ayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay…

Read More

Kooxda Brighton Ee Horyaalka Premier league-ga kaga jirta kaalinta 6aad Ayaa Dooneysa Wiil Somali ah

Daaha Cabdi Cali waa cayaartoy Kubadda cagta ciyaara oo 26 jir ah. Wuxuu ku dhashay caasimadda Sweden ee Stockholm 1 Luulyo 1998. Waalidkiis waxay ka soo qaxeen Soomaaliya sannadihii 1990-meeyadii. Wuxuu hadda u ciyaaraa kooxda Malmo FF ee ka ciyaaraa horiyaalka Europa League. Laakin waxaa isha ku haysa koox ka cayaarta horyaalka Ingiriiska ee Premier…

Read More

Puntland oo sheegtay in goobihi ay Daacish ka qabsatay kala kulantay ‘wax lama filaan ah’

CNN SOMALI NEWS: Maamulka Puntland ayaa shaaciyay in daacish laga saaray boqolkiiba 60 goobihi ay ka haysteen dhulka buuraleyda. Ka dib muddo maalmo ah oo dagaalo qaraar ay ka socdeen Buuleyda ayaa waxaa saraakisha Puntland sheegeen in gacanta lagu dhigay goobo muhiim ah oo ay Daacish ku sugnaayeen. Wasiirka warfaafinta ee Puntland Maxamuud Ceydiid Dirir…

Read More

AS oo soo bandhigtay Muuqaal Askari Kenyan ah

CNN SOMALI NEWS: AS ayaa soo bandhigtay muuqaal ay ku sheegeen inuu yahay asakari ka tirsan ciidanka difaaca kenya ( KDF ), kaasoo lagu qabtay weerarkii El Adde ee sanadka 2016.Weerarkaas ayaa sababay dhimashada boqolaal askari iyo dhaawaca tiro ka badan. Muuqaalka asakariga la sheeegay, Abdulahi Isse Ibrahim ayaa lagu arkay isagoo xirtay dharka ciidanka…

Read More

Booliska oo gacanta ku dhigay gaari Qaraxyo ay kasoo buuxiyeen Shabaab oo Muqdisho loo soo waday

CNN SOMALI NEWS: Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa sheegay iney gacanta ku dhigeen gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa oo la rabay in lagu dhibaateeyo Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Caasimadda Muqdisho. Sida boolisku sheegeen , Walxahan Qarxa ayaa dhagar qabayaashu ku soo farsameeyeen sameecadaha cod baahiyaasha ah , waxaana ay ku talagaleen in si farsameysan…

Read More

RW Xamse oo la kulmay wafdi ka socday Dalka Sacuudiga

RW Xamse Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Maamulaha Guud ee Sanduuqa Horumarinta Boqortooyada Sucuudiga, Mudane Sultan Abdirahman Al-Marshad.Waxaa ayna ka wada hadleen sidii ay kaalin uga qaadan lahayeen iskaashiga labada dhinac gaar ahaan arrimaha maalgashiga iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha dalka. Kulanka ayaa looga hadlay sidii Sanduuqa Horumarinta Sucuudiga uu kaalin muuqata…

Read More

Waa Maxay 5 qodob oo xal laga gaaray ee uu Sanbaloolshe Kusoo Gaba-gabeeyay Hir-Shabelle

CNN SOMALI NEWS: Taliyaha hay’adda sirdoonka iyo nabad-sugidda DF Somaliya Cabdullaahi Sanbaloolshe ayaa maanta soo gaba-gabeeyay safarkiisi gobolka Hiiraan. Sanbaloolshe oo mudo 10 maalmood ah ku maqnaa Hiiraan ayaa waxaa natiijo wax ku ool ah laga gaaray dadaalladii nabadeynta iyo dib u heshiisiinta ee gobolka, iyadoo haatan dad badan rajo ka qabaan inay billow u…

Read More