Mogadishu ( CNN SOMALI ) Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo dalka dibadiisa ku maqan ayaa lasoo sheegayaa in uu yahay mid ujan jeersaday dhinaca Nabad iyo Nolol ama Xisbiga haatan Talada Dalka haya ee Waqtigoodii Dhammaaday ayaa hadana shakigaasi uu sii xoogeystay.
Murashaxiinta mucaaradka ayaa ku dhawaaqay xalay go’aan in guddi Amni la sameeyo iyo in gole doorashada qabta lagu dhawaaqo.
Xubno ka mid ah golaha murashaxiinta ayaa ku kala jabay arintaasi oo qaarna ay taageereen kuwo kalena ay kasoo horjeesteen.
Galabta waxaa shir qarsoodi ah ku dhexmaray Muqdisho gudoomiyaha Xisbiga Himilo Qaran Suleymaan Maxamuud Xaashi iyo R/wasaare Rooble, iyadoo si gaar ah loo ogeyn waxa laga wada hadlay.
Qoraal lasoo geliyey Barta gaarka ah ee Facebook Xisbiga Himilo Qaran Ku leeyahay ayaa lagu sheegay in kulankaasi galabta ahaa mid doorashada dar dar gelinteeda looga hadlay.
The Review
Samsung Galaxy A5 2017
A wonderful serenity has taken possession of my entire soul, like these sweet mornings of spring which I enjoy with my whole heart. I am alone, and feel the charm of existence in this spot, which was created for the bliss of souls like mine.
PROS
- Good low light camera
- Water resistant
- Double the internal capacity
CONS
- Lacks clear upgrades
- Same design used for last three phones
- Battery life unimpressive